berberatoday.com
Axmed Siilaanyo Oo Maanta La Filaayo Inuu Hargeysa Ka Soo Dego Iyo Xubno Xukumadiisi Ka Mid Ah Oo Soo Dhawayntiisa Ku Foogan
August 2, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii Hore Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Ayaa La Filayaa Inuu Maanta ka Soo Dego Garoonka Diyaradaha Ee Magalada Hargaysa Ee Cigaal International.

Image result for Siilaanyo Oo Soo Degay

Madaxwaynihii Hore Axmed Silaanyo Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Ku Maqnaa Wadanka Isku Taga Imaraadka Carabta Halkaasoo uu Ku Soo Qaadanayay Naasasho Ka Dib Markii U Dhamaaday Muddo Xileedkii U Qaranka Soomaliland uu soo hogaaminaayay.

 

 

Magalada Hargaysa Ee Caasimada Soomaliland Ayaa Laga Dareemayaa Soo Dhawaynta Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Oo Ay Qabanqaabinayaan Xubno Ka Mid ahaa Xukumadiisii Oo Isku Jira Wasiiro,Ku Xigeeno,Agaasimayaal Iyo Xilal Kale Duwan Kasoo Qabtay xukumadiisi Kuwaas Oo Iska Yimid Gooboladda Somaliland

Hadaba Waxa Iswaydiin Mudan Xubnaha Ku Jira Xukumada Muuse Biixi Masoo Dhawayn Doona Madaxwyanihii Hore Oo Ku Abtirsada Xisbiga Kulmiye Mise Waxa Ay Noqondoonta Mid Ay Ku Koobnaata Xubno Ka Mida Xukamadiisi Oo Aan Xilal Ka Haynin Xukumada Hadda Talada Haysa

Xubnahan Soo Dhawaynayaa Madaxwayne Silaanyo Ee Ka Tirsana Xukumadiisa Ayaa Isku Jira Xubno Kale Aragti Duwan Oo Badankoodi Saluugsan Yihiin Hanaanka Habsami Socod Ee Xukamada Madaxwayne Muuse U Wado,Halka Qaarkoodna Ay Ka Rajaynayaan Inay Xilal Ka Qabtaan Xukumadan mustaqbalka dhaw.

 

 

 

Xigasho Ilaynews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews