berberatoday.com
Muqdisho Oo Lagu Diley Ganacsade Dhalinyaro Ah Oo Hal Abuur Cusub Keenay
August 2, 2018 - Written by Berbera Today

Muqdisho(berberatoday.com)-Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Muqdisho lagu diley Maxamed Maxamuud Sheekh Cali oo ahaa nin dhalinyaro ah oo dib ugu soo laabtey Muqdisho isla markaana la yimid Muqdisho fikrado cusub oo ganacsi, waxaana uu Muqdisho ku qaban jirey “Events Startup” oo lagu soo bandhigayo ganacsiyo kala duwan.

Ganacsadahan hal abuuraha ah ayaa koox hubeysan ku weerareen meel ku dhaw isgoyska Banaadir, waxaana dhaawac ahaan loo geeyey isbitaalka halkaas oo uu ku geeriyooday.

Ganacsade Maxamed ayaa Muqdisho ka hirgaliyey labandaayo casri ah oo dharka lagu dhaqo.

Raysalwasaare Kheyre ayaa ka hadley dhacdadan waxaana uu ku tilmaamey in ay tahay wax laga xumaado in Ubaxii dalka la dhameeyo.

“…Ilaahay ha u naxariisto wiilkii dhallinyarada ahaa ee Maanta lagu dilay magaalada Muqdisho.
Haddii maalin walba qof qiimo leh la innaga dilo oo aan u aragno wax caadi ah waxaa dhammaanaya Ubixii dalka. Shacabka Soomaaliyeed iyo Laamaha amniga waxaan ugu baaqayaa inay ka wada shaqeeyaan sidaan u badbaadin lahayn Ubaxa iyo Mustaqbalka Ummada Soomaaliyeed…..”Sidaa Waxa Yidhi Raysul Wasaraha Dawlada somaliya Xasan Cali Khayre

 

 

Xigasho Horseedmaia.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews