“Qabiilku Waa Shariikad Khasaare Ah Oo Aan Faa’ido Lahayn”..Ambasador Cawil”Daawo Muuqal
August 3, 2018 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Ambasador Xuseen Cali Ducaale “Cawil” ayaa dardaaran culus u jeediyay qaar ka mid ah dhalinyaro ka qalin jabisay dugsi ku yaala magaalada Ceerigaabo, Isagoo ku guubaabiyay in uu qabiilku yahay Shiriikad khasaare leh oo aan faa,ido lahayn islamarkaana ay ka fogaadaan.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/LYvtUhYoQ9I
Berberatoday.com