Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Jaahwareerka Iyo Qalalaasaha Ka Taagay Xarunta Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Ee Jigjiga
August 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatodayt.com)-Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo goor dhaweyd warbaahinta la Hadley waxaa uu ka Hadley dagaalada iyo xaaalada culus ee magaalada jig jiga ay gashay
Wasiir ku xigeenka ayaa Sheegay in Somaliland ay xuduud dheer la leedahay dalka Itoobiya isla markaana uu dhamaan badhisaabada gobalada ku amraayo in xuduuda dalka oo dhan la sugo la,ana ilaaliyo xaquuqda dadka reer Itoobiya ee Somaliland ku nool
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/E1awqbeW-cQ