Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Safar Ugu Baxay Saaka Magaalada Borama Iyo Ujeedka Safarkiisa
August 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa safar ugu baxay Magaaladda Borama ee Xarunta Gobolka Awdal.

Safarka Madaxweynaha Somaliland ayaa ujeedadiisu ay tahay sidii uu uga qayb Geli Lahaa Xaflada Qalin Jabinta Jaamacada Camuud Oo saaka ku beegan.