Raysul Wasaaraha Dawlada Xamar Xasan Cali Khayre Oo Wasiiro Cusub Magacaabay
August 5, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay Wasiiro cusub, iyadoo la buuxiyay labo wasiir oo booskooda banaanaa, kuwaasoo bil ka hor uu Ra’iisul Wasaaraha xilka ka qaaday.
1. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa goor dhoweyd warbaahinta dowladda ka akhriyay wareegtada Ra’iisul Wasaaraha oo lagu magacaabay illaa shan wasiir iyo wasiir kuxigeen.
2. C/llaahi Goodax Barre ayaa loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada,