Daawo Muuqalka”Doodii Jimcaha Ee BBC-da Oo Lagu Faaqiday Isbedelka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Colaadaha Dhexmara Qoomiyadaha Itoobiya
August 10, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Doodii Jimcaha BBC-da ee maanta ayaa waxaa lagu faaqiday Isbedelka ka dhacay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, dagaalada dhexmara qoomiyadaha kala duwan ee ku nool dalka Itoobiya iyo Saamaynta ay ku yeelan karto isbedelada ka socda Geeska Afrika.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/LrQeT1HgeXs
Berberatoday.com