Daawo Muuqalka”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Faallo Qiimo Badan Ka Bixiiyay Mihiimada Suugaantu Uleedahay Somalida
August 10, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka qayb galay madal lagu soo bandhigayay suugaan ayaa waxa uu si qoto dheer uga sheekeeyay mihiimada ay leedahay Suugaantu, Waxaanu madasha ku soo bandhigay gabay aad uga qosliyay dadkii madasha fadhiyay.