Daawo Muuqalka”Sulaadiinta,Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Madhibaan Ee Gabooye Oo Ugu Hanjabay Beelaha Kale Ee Somaliland Iyo Xukumada Muuse Biixi-ba Inay Ladagaalami Doonaan Soona Jabhadayn Doonaa Iyagoo Dulmi Ka Cabanaya
August 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madax dhaqameedka Beesha Madhibaan oo ka tisan Beelaha Gabooye oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa ay ku dhawaaqeen shir ay aayahooda kaga tashanayaan oo ay qabsan doonan .
Sidoo kale Madax dhaqameedkan ayaa waxaa ay ku hanjabeen in ay sameysan doonan jabhad dagaalanta ka dib markii sida ay hadalka u dhigeen ay Somaliland ka wayeen xaqii ay ku lahayeen .