Itoobiya Iyo Djibouti Oo Dejinaya Dareen Ka Dhashay Dagaalkii Qoomiyadaha Itoobiya Oo Taabtay Xidhiidhka Labada Wadan –
August 16, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Djibouti ayaa dalkeeda ka masaafurisay kumanaan ruux oo u dhashay dalka Itoobiya, waxaanay Djibouti muwaadiniinteeda kala baxday dalka Itoobiya.
