Daawo Muuqalka”Siyaasiga Siciid Sulub Oo Si Lama Filaan Ah Uga Hadley Jabhada Taliye Caare
August 21, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Siciid Sulub Maxamed oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka hadley Jabhada uu ku dhawaaqey taliye Caare waxaana uu sheegay in Jabhadaasi ay tahay inamo Cadhoodey , waxana tabanaaya isla markaana tabashadooda la dhameys tiri doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/3-NcQcMQS9c?t=24
Berberatoday.com