Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Xoriyadoodii Ucelisay Wasiiradii Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Ee Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Lagu Qabtay Laguna Xidhay
August 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Kaahin Axmed wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, wuxuu BBC u sheegay in sheegay in ay sii daayeen laba wasiir oo ka tirsanaa maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Labada wasiir waxaa laga qabtay garoonka dayaaradaha ee Hargaysa, 21kii bishan Agoosto, ayagoo doonayey inay halkaa ka dhoofaan.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan