“Kornayl Caarre Iyo Beeshiisu Waxa Ay Ka Cabanayaan Cadaalad Daro Lagu Sameeyay”.Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa”Daawo Muuqal
   August 28, 2018 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Ismaciil Hurre Buubaa oo ka kid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka hadley Jabhada Kornayl Caare, waxaana uu sheegay in sharaakiishaasi ay ka cabanayaan in iyaga iyo beesha ay ka soo jeedaan cadaalad daro lagu sameeyey isla markaana ay tahay in arintaasi hoos loo eego.
Sidoo kale Siyaasi Buubaa ayaa waxaa uu ka hadley isbdelka siyaasadeed ee ka dhacay dawlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan
https://youtu.be/I_DRRGTzgpw