War Deg Deg Ah”Madaxwenynaha Cusub Ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Magacaabay Xukumadiisa Cusub Qeyb Kamida
August 28, 2018 - Written by Berbera Today
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee maamulka Soomalida Itoobiya ayaa war saxaafadeed uu goor dhaweyd soosaaray waxa uu ku magacaabay qeyb kamida xukuumadiisa cusub oo isugu jira Wasiiro iyo Taliyayaal ciidan.
1:-Mudane Khadar Jigre( Wasiirka Madaxtooyada)
2:-Mudane Garaad Cumar dool xirsi (Mayorka Magaalad Jigjiga)
3:-Maxamed Cabdi Mawsar(Taliyaha guud ee Ciidamada liyuuboliska)