Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga La Bilaabaayo Diwaangalinta Hantida Dawlada
August 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in bishan sagaalaad ee sanadkan ay dawladu bilaabi doonto diwaangalinta hantida ay leedahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/YWIBgXbyCTQ
Berberatoday.com