Hargeysa”Shabakad Baabuurta Xadda Oo Gacanta Lagu Dhigay
August 29, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska Somailand ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen shabakadii xadi jirtay baabuurta, waxaana qabashada shabakadan ka hadley Taliyaha Ciidanka booliska Cabdilaahi Fadal Iimaan.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan
https://youtu.be/SfEqUtu-28I
Berberatoday.com