Daawo Muuqalka”Xildhibaan Katirsan Golaha Guurtida Oo Ku Baaqay In Wada Shaqeynta Golaha Wakiilada Ay Guurtidu Joojiso Iyo Sababtoo Uu Sheegay
September 1, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland isla markaana maanta hadal ka jeediyey fadhigii saaka ee golahaasi ayaa waxaa uu xildhibaanada golahooda iyo shirgoonka-ba ugu baaqay in ay joojiyeen wada shaqeyntii ay la lahayeengolaha wakiilada .
Xildhibaanka ayaa taas sabab uga dhigay ka dib markii golaha wakiiladu ansixiyey xeer ay golaha guurtidu soo celiso xeerkaas oo ah xeerka Kufsiga , isla markaana uu sheegay in wax ka bedelkoodii ay diideen golaha wakiiladu
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan