Xildhibaan Xamse Yuusuf Xoorxor Oo Uhore U Ahaa Xildhibaan Degmo Dalka Sweden Oo Sanadkan U Ordaaya Xildhibaan Baarlamaan Isaga Oo Hantay Quluubta Shacabka Gobolka Uu Ka Sharaxyahay
September 7, 2018 - Written by Berbera Today
Sweden(Berberatoday.com)-Dalka sweden waa dal dimuquraadiya oo ka mida dalalka ugu horeeya nidaamka axsaabta badan.waxaa hada doorashada ku tartamaya todoba xisbi oo afar kamida laysku yidhaahdo xulufo.aliens.oo kala ah modarate.centerpartiet ,liberal iyo kristandemokrat.iyo sadex kale oo kala ah social demokrat.green party.left party.
hada waxaa afarti sano ee ugu dambeeyay dalka ka talinayay ziabiga social demokrata oo dawlada la dhistay xisbiga green party.kadib marki uu aqlabiyada baarlamaanka uu waayay.sidaasay ku ahayd dawlad tamar daran.