Waa Kuma Dalka Cusub Ee Ku Biiri Doona Dhawaan Urur Gobaleedka IGAD ? + Akhriso
September 9, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Eritrea ayaa dib ugu biireysa urur goboleedka IGAD iyadoo munaasabad loogu oggolaanayo lagu wado in lagu qabto magaalada Addis Ababa toddobadka dambe.
Image result for Isaias Afwerki
Eritrea ayaa laga saaray xubinimada IGAD sanadkii 2007dii balse waxaa ay dib ugu biirtey 2011. laakiin waxaa markale laga saaray xubinimadeeda sanadkii 2017kii.
Dhinaca kale saxiixa ugu dambeeya ee heshiiska nabada dalka Koofurta Sudan ayaa waxaa uu ka dhici doonaa toddobaadka soo socda magaalada Addis Ababa.