Suudan”Madaxweynaha Oo Kala Diray Golihiisa Wasiirada , Magacaabey-na Raysal Wasaare Cusub .
September 10, 2018 - Written by Berbera Today
Sudan(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa kala diray Golahiisa Wasiirrada waxaana uu magacaabay Gole Wasiirro oo cusub.

Mr Bashiir ayaa kala diray xukuumaddii ka koobneyd 31 Xubnood,waxaana lagu soo koobay 21 Wasiir,iyada oo Ra’islawasaare cusubna la magacaabay.