Puntland”Khilaaf Ka Dhex-qarxay Madaxweynaha Iyo Ku-xigeenka Iyo Aragtida Reer Garoowe
September 10, 2018 - Written by Berbera Today
Garoowe(Berberatoday.com)-Khilaaf cusub ayaa ka dhex-qarxay Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland ee Soomaaliya, ka dib markii ay isku maandhaafeen go’aanka Shirkii Dawlad-goboleedyada ugu soo xidhmay magaalada Kismaayo ee ay shaaciyeen shalay inay xidhiidhka ugu jareen Dawladda Federaalka ah.
#GAAS IYO @CAMAY PUNTLAND