Tahriibayaal Ku Dhintay Xeebaha Liibiya + Tiradooda
September 11, 2018 - Written by Berbera Today
Italy(Berberatoday.com)-Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa sheegtay in muhaaajiriin ka badan 100 qof ay toddobaadkan dhinteen Muhaajiriintani ayaa sida ay hay’adda sheegtay ku dhintay xeebaha dalka Liibiya.

Dadkani muhaajiriinta ah oo intooda badan ka soo jeeda Afrika ayaa la socday labo doomood.