Madaxweyne Geele Iyo Madaxweyne Issias Afawerki Oo La Isugu Keenayo Shirka IGAD OO Addis Ababa Ka Furmaya –
September 11, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa la filayaa inuu maanta Addis Ababa ka furmo shir madaxeedka IGAD, waxaana markii u horaysay si toos ah la isu horfadhiisinaya madaxweynayaasha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo Ereteriya Issias Afawerki.
