“Xukuumada Waxaanu Kula Talinaynaa Inay Ganacsatada Ilaaliso”.Sheekh Aadan Siiro
September 13, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-siiro) oo maanta ka qaybgalay aas qaran oo magaalada Hargeysa loogu sameeyay Marxuum Mujaahid Jaamac Nuur Xasan oo kamid odoyaashii doorka muhiim ka ah ka qaatay dib u xorayntii Somaliland.
Dhanka kale Sheekh Aadan-siiro ayaa waxaa uu xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi uu ugu baaqay in ay ilaaliso ganacsatada dalka oo ay soo kobciso.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/kA3L5LB-E5Q
Berberatoday.com