Daawo Muuqalka”Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Kulan Usoo Xidhay Maamulayaasha Kastamada Dalka
September 13, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada horumarinta maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa waxa uu maanta soo xidhay kulan laba cisho u socday maamulayaasha kastamada dalka.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan