Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Magacaabay Danjiraha Bedelaya Ergaygiisii Hore
September 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa danjire Nicholas Haysom u magacaabay inuu noqdo ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaalida islamarkaana madax ka noqon doona xafiiska UNSOM.
