Waa Kuma Maalqabeenka Sadaqo U Bixinaya 2 Bilyan Oo Dollar ? + Akhriso
September 14, 2018 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com0-Madaxa shirkadda Amazon Jeff Bezos ayaa gargaar u bixinaya 2 bilyan oo doolar oo uu ku caawinayo dadka guryo la’aanta iyo iskuullo.

Ninka ugu taajirsan dunida ayaa tallaabadan qaaday isaga oo Twitterka ku shaaciyay, wuxuuna sheegay in hay’addiisa samafalka ee mashruucan fulin doonto loo bixinayo Day One Fund.