Daawo Muuqalka”Somaliland Oo Ka Hadashey Sababta Hor Taagan Inay Kulmaan Madaxweyne Biixi Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya
September 15, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Md Sacad cali Shire oo wareysi dheer siiyey Wariye Badri Kozar oo ka tirsan Telefishanka Eryal ayaa waxaa uu ka hadley arimo door ah
Wasiirka ayaa waxaa uu arimihii uu ka hadley ka mid ah waxyaabaha hor taagan inay kulmaan madaxweynaha Somaliland iyo raysal wasaaraha dalka Itoobiya waxaana uu sheegay in ay hr taagan tahay hawl jirta uun
” Madaxweynaha Somaliland in uu la kulmo Raysal wasaaraha Itoobiya waxaan hor taagan uun baan filayaa Hawl , waana run in uu raysal Itoobiya booqasho ku tagay dalalka Jaarka la Ah Itoobiya , balse Rajo ayaanu ka qabnaa inay Kulmaan ” ayuu yidhi Wasiirka arimaha dibada Somaliland