Daawo Muuqalka”Dalka Yemen Oo Ay Xaalad Adagi Ka Jirto Iyo Qaramada Midoobay Oo Baaq Kaso Saartay
September 16, 2018 - Written by Berbera Today
Yemen(Berberatoday.com)-Xaaladda dalka Yemen ayaa aad looga dayrinayaa, iyadda oo dagaaladduna meel adag marayaan waqtigan, waxaana ka jirta dalkaasi Xaalad Bani’aadanimo oo aad u xun.
Dalkan oo ay dagaalo ka wadaan ciidamada Xulafada Sucuudiga iyo Maraykanku hogaamiyo ayaa duqaymo kala duwan lagu dilay dad isugu jira wayeel iyo caruur kuwaas oo ay hay’addaha caalamiga ahi cambaareeyeen.
Sidoo kale Qaramada Midobay ayaa ka dayrinaysa xaaladda Bani’aadanimo ee dalkaasi ka jirta, iyaga oo baaqyo u diray kooxaha ku dagaalamaaya dalkaasi.