Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Safar Deg Deg Ah Ku Tagay Dalka Sucuudiga Oo Ay Ku Sugan Yahiin Hogaamiyayaasha Itoobiya Iyo Eritrea + Ujeedkiisa
September 17, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu safar deg deg ah oo aan la sii shaacin ku tagaymagaalada Jeddaha ee Boqortooyada Sucuudiga .

Ilaa hada wax xog ah lagama hayo ujeedka rasmiga ah ee uu Madaxweyne Geele u tagay dalka Sucuudiga .