Qodobo Laga Soo Saaray Shirkii Nabadeynta Beelaha Koonfurta Gobolka Sool
September 17, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Shirweynihii nabadeynta Beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool ayaa waxa uu si rasmi ah uga furmay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Waxaana ka soo qayb galay hirkaasi waftigii xukuumada ka socday oo uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Warbixinta Qodobada Laga Soo Saaray Shirka Nabadaynta Koonfurta Gobolka Sool
https://youtu.be/1n0vVByihS0
Berberatoday.com