Daawo Muuqalka”Iskaashatada Gaadiidlayda Tawakal Ee Ukala Goosha Jabuuti Iyo Somaliland Oo Xukuumada Ku Bogaadiyay Dhismaha Jidka Cali Xaydh,
September 18, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Iskaashada gaadiidayda Tawakal ee u kala goosha gobolada Somaliland iyo jabuuti ayaa xukuumada Somaliland ku amaanay dhismaha iyo dactirka ay ka bilowday wadada.
Ururkan ayaa qado sharaf ku maamusay masuuliyiinta Wasaarada Gadiidka iyo Mareeyaha Haayada wadooyinka Somaliland oo iyadu mudooyinkii u danbeeyay guud ahaan dalka ka fulinaysay dayactirka jidad kala duwan iyo dhismaha qaar cusub
Sidoo kale ururka iskaashatada ayaa shahaado sharafyo ku maamuusay masuuliyiintan.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA