Galmudug(Berberatoday.com)-Xildhibaanno maanta ku shiray magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabey oo ku sugan degmada Cadaado.Xil ka qaadistiisa ayaa la sheegay in ay u codeeyeen 140 xildhibaan oo ka mid ahaa 142 mudane oo soo xaadiray fadhiga sida uu ku dhawaaqay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan