Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Qado Sharaf U Sameeyey Fanaanada Farxiya Fiska , Xilna U Magacaabey
September 18, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta magaalada Hargeysa uu qado sharaf ugu sameyey fanaanada Farxiya Fiska isla markaana waxuuu sheegay in Farxiya fiska U Magacaabi Doonan Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Somaliya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan