Qaabkii Madaxweynaha Kuuriyadda Koonfureed Loogu Soo Dhoweeyey Kuuriyadda Waqooyi
September 19, 2018 - Written by Berbera Today
Piayayong(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Kuuriyadda Waqooyi ayaa si weyn usoo dhoweeyey dhigiisa dalka Kuuriyadda Koonfureed .
Madaxweynaha Kuuriyadda Koonfureed ayaa gaadhey caasimadda Biyoon Yan ee Kuuriyadda Waqooyi, iyada oo halkaasi uu kala kulmay soo dhoweyn balaadhan.
Waana booqashadii ugu horeysay ee uu madaxweyne Kuuriyadda Koonfureed ka socdaa ku tago Kuuriyadda Waqooyi muddo dheer, waxaanay noqotay booqasho taariikhda gashay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/KRXrmC2JXpg