“Boqortooyada Ingiriisku Waxay Ka Digaysaa Dhammaan Socdaalada; Marka Laga Reebo Hargeysa Iyo Berbera”Wasiir U Hadlay Dawlada Uk
September 20, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirul dawlaha dawladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo dalalka Barwaaqo sooranka Ahmed of Wimbledon ayaa sheegay inaanay xafiisyada Ingiriiska ee Muqdisho iyo Hargeysa muwaadintooda ku sugan Somaliland iyo Soomaaliya siin Karin taageero qunsuliyadeed, waxaanu sheegay in muwaadiniinta UK tagi karaan oo keliya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ee Somaliland.
