Daawo Muuqalka” Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Laba Xeer Oo Mihiim Ah Iyo Nooca Ay Yahiin
September 20, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)- Golaha Wasiirada Somaliland ayaa waxaa ay shirkoodii khamiis laha ahaa ee Maanta ay ku ansixiyeen laba Xeer oo kala ah Xeerka Hawl gabka iyo xaq siinta ciidamada Somaliland iyo Kaabis iyo wax ka bedel lagu sameeyey Xeerka ismaamulka gobalada iyo degoominka dalka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/MS777_0OUCY
Berberatoday.com