Madaxweynaha Deeganka Soomalida Maxuu Ka Yidhi In Jeelka Lagu Dhex Garaaco Cabdi Maxamuud Cumar”Daawo Muuqal
September 21, 2018 - Written by Berbera Today
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee deeganka Somalida Md Mutafe Cagjar ayaa waxaa uu ka Hadley wararka sheegaya in jeelka magaalada Addis Ababa lagu dhex garaaco madaxweynihii ka horeeyey Cabdi Maxamuud Cumar oo xidhan
Md Mustafe Cagjar waxuu sheegay in arintaasi aaney aheyn mid jirta iyo mid jiri kartaba , isla markaana cid wal oo shiki ka qabtana ay ugu baaqayan in ay booqasho ugu tagaan
Md Mustafe Cagjar waxuu hoosta ka xariiqay in Cabdi Maxamud Cumar markii uu xukunka hayey in aanu cida uu xidho u ogaleen inay dadkoodu arkaan Balse isaga waa loo ogol yahay cid kasta oo booqasho ugu tagta