Inka Badan Afartan Qof Oo Ku Geeriyooday Doon Ku Dagtay Dalka Tansaaniya
September 22, 2018 - Written by Berbera Today
Tansaniya(Berberatoday.com)-Doon sitay boqolaal qof ayaa ku dagtay harada figtooriya ee dalka tansaaniya taasi oo ay ku geeriyoodeen inka badan afarkan qof halka wali laga qabsi qabo in uu khasaaruhu intaa ka badan yahay.