Dawlada Ingiriiska Oo Sheegtay In Aaney Aqoonsaneyn Passport-ka Somaliya Iyo Sababta
September 22, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Ingiriiska ayaa sheegtay in aaney wakhtigan aqoonsaneen in dalkeeda lagu galo Passport-ka Somaliga ee dalka Somaliya .
Caroline Nokes oo ah wasiirka Socdaalka ee dalka Ingiriiska oo todobaadkan dhamaadey Su,aalo lagu weydiiyey aqalka Baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa waxaa la weydiiyey su,aal aheyd sababta ay dawlada Uk dadka Soomaliga ah ugu ogolaan weyday in Passporta-ka Somaliya ay ku tagaan dalka Ingiriiska ayaa waxaa uu sheegay in dalka Ingiriisku wakhti xaadirkan aqoonsaneen Passport-ka Somaliga waxaana ay ku jawaabtey Wasiiradu.