Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Weeraray Ciidan Uu Watay Taliye Jamaal Baaxad Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
September 22, 2018 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Ciidanka qaranka Somaliland ayaa galabta weerar ku qaaday ciidan uu wato taliye Jamaal Baaxad oo dhawaan sheegay inuu ka goostay ciidanka qaranka Somaliland isla markasina ku biiray jabhadda kornayl caare.
