berberatoday.com
Nin Dhibaato Uu Kala Kulmay Calanka Somaliland Oo Uu La Dhex Maray Badhan Isu Deldelay Iyo Maydkiisa Oo Xabsiga Laga Dhex Helay
September 23, 2018 - Written by Berbera Today

Badhan(Berberatoday.com)-Allaah Haw U Naxariistee Marxuum Maxamuud Ladiif Cismaan ayaa ku geeriyooday Xabsi ku yaala Magaaladda Badhan oo ay ku xidheen ciidamo taabacsan Puntland,  ka dib markii uu faras Magaalaha la dhex maray Calanka Somaliland.

Ciidamo taabacsan Puntland, kana soo horjeeda Somaliland ayaa Marxuumka Xabsiga u taxaabay, waxaanay diidanayeen in uu calanka Somaliland la dhex maro Magaaladaasi oo ay hadda wada jir uga taagan yihiin calamada puntland iyo ka Soomaaliya.

Marxuumka ayaa warku waxa uu sheegayaa in uu isku deldelay Xabsigiii uu ku xidhnaa, sidaasna ugu geeriyooday.

Xadhiga Marxuumka oo ku beegnaa shalay ayaa saaka waxa la arkay isaga oo qolkii uu ku jiray isku deldelay, sidaasna ay naftu kaga baxday.

Badhan oo ku taala Gudaha Somaliland isla markaana ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa todobaadkan waxa socdaal ku yimid Madaxweynaha Maamulka Puntland, waxaana uu xadhiga ka jaray mashaariic ay xukuumadiisu halkaasi ka hir gelisay.

Sidoo kale shirkii Golaha Wasiiradda Puntland ayaa halkaasi ka qabsoomay, waxaanay Somaliland oo ka hadashay safarka Madaxweyne Gaas ay ku tilmaameen in uu yahay daandaansi iyo waliba gardarro cad.

 

 

Xigasho Sagalnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews