“Somaliland Ceeb Ayey Ku Tahay Inay Tidhaahdo Puntland Baan Beesha Caalamka Uga Dacwoonayaa..” Siyaasi Dhoolayare”Daawo Muuqal
September 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley safarkii uu madaxweyne Gaas ku yimid magaalada Badhan ee gobalka Sanaag waxaana uu sheegay in ay arintaasi tahay mid Somaliland Nusqaan ka ah
Sidoo kale waxaa uu siyaasi Dhoolayare uu sheegay in ay Tahay mid Somaliland ceeb ku ah inay Somaliland beesha Caalamka uga dacwooto maamulka Puntland