Daawo Muuqalka”Madax Dhaqameed Puntland Ka Yimid Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey Iyo Ujeedkooda
September 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaa maanta lagu soo dhaweeyey madax dhaqameedka ka mid maamulka Puntland kuwaas oo dhawaan warbaahinta ka sheegay in ay ka soo jeedan Beesha Habar Jeclo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/WPGj0qMIs6I?t=70
Berberatoday.com