Daawo Muuqalka”Cabdkariin Qalbidhagax Oo Hargeysa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay
September 25, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa maanta magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland si weyn loogu soo dhoweeyey Halgamaa Cabdikariim Qalbi Dhagax oo ay hore dawladda Muqdisho ugu dhiibtay dawladda Ethiopia.
Qalbi Dhagax oo katirsan jabhadda ka dagaalanta degaanka Somalida Ethiopia ee ONLF ayaa casuumad rasmi ah ka helay guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo xubno kale, waxaanu maanta soo gaadhey magaaladda Hargeysa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan
https://youtu.be/148KKs871E0?t=81