Halkan Ka Akhriso Mid Ka Mid Shilalka Baabuurta Ee Ugu La Yaabka Badan Dunida
September 25, 2018 - Written by Berbera Today
Nablus(Berberatoday.com)-Shilal kala duwan oo Gaadiidka ah oo sababa dhimashada iyo dhaawaca iyo burburka hantida ayaa had iyo jeer ka dhac guud ahaan dunida, waxaana jira shilal aan haba yaraatee la sawiran karin siday u dhaceen iyo baaxada khasaaraha ka dhashay.
Gaadhi Nooca Xamuulka qaada ah ayaa waxa uu galay Mid ka mid ah Daaqadaha Aqal ku yaalla Magaalada Nablus ee Dalka Falastiin, aqalkaasi ayaa ah mid dhismihiisu uu socdo.