Daawo Muuqalka”Maayarka Borama Oo Si Kulul Uga Hadlay Xilka Laga Qaadayo Sheegayna Inaanu Iscasilayn
September 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Magaalada Borama ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley xilkisa Maayar nimo oo la sheegay in laga qaadaayo waxaana uu sheegay in uu sifo sharci ah xilkaasi ku yimid isla markaana uu sifo sharci a h kaga tagi doono uun
Sidoo kale Maayarka ayaa waxaa uu sheegay in aanu is casili doonid hadii cadaadis lagu saaro in uu iscasilo