“Ardayda Danyarta Ahi Ma Helaan Deeq Waxbarasho”Eng.Maxamed Xaashi Cilmi”Daawo Muuqal
September 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng, Maxamed Xaashi Cilmi ayaa waxa si adag uga hadley xaalada ay ku sugan yihiin dugsiyada ay dawladu maamusho iyo deeqaha waxbarasho ee la siiyo qaar ka mid ah ardayda Somaliland.