berberatoday.com
Bangiga Adduunka Oo 30 Sano Kaddib U Oggolaaday Soomaaliya Deeq Lacageed Oo Malyiin Dollar Ah
September 27, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Bangiga aduunka ayaa oggolaaday in lacag gaareysa $80 malyan oo dollar lagu taageero dowlada Soomaaliya, si ay ugu maalgeliso dib u habeynta dhinaca maaliyada, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay muddo soddon sano ah ee uu bangiga adduunka lacag siiyo dalka Soomaaliya.

Image result for World Bank

Bangiga adduunka oo xaruntiisu ku taal magaalada Washington ayaa joojiyay lacagihii uu siin jirey dalka Soomaaliya, kadib markiiuu dagaal sokeeye ka qarxay sanadkii 1991kii,

 

 

Hase yeeshee Bangiga adduunka ayaa soo celiyay xiriirka uu lahaa dowlada federalka Soomaliya sanadkii 2013kii.

Lacagtan oo ah lacag amaah ah ayaa bangigu sheegay inuu la shaqeyn doono dowlada xarunteedu tahay Muqdisho si loo horumariyo arrimaha waxbarashada,daryeelka caafimaadka,biyaha nadiifka ah,korontada iyo maalgelin la siiyo shacabka Soomaaliyeed.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews