“Cabdiraxmaan-Cirro Iyo Faysal Cali Waraabe, Shakhsiyaadka Ay Somaliland Ku Nasiibka Badantahay Ayay Ka Mid Yihiin”Mujaahid Xasan Ciise Jaamac
September 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muj. Xasan Ciise Jaamac ayaa madaxda xisbiyada mucaaradka ee Cabdiraxmaan-cirro iyo Faysal Cali Waraabe ku tilmaamay inay ka mid yihiin shakhsiyaadka ay Somaliland nasiibka u heshay.
